Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

KULAN KU SAABSAN DARYEELKA BUKAANADA.

KULAN KU SAABSAN DARYEELKA BUKAANADA.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/13/2018, Wakaalada Maamulka Dabagalka Cuntada , Dawooyinka iyo Adeega Caafimaadka DDS ayaa kulan layeelatay mulkiilayaasha Xarumaha Cilaajka ee ka hawlgala MM.jigjiga.

Kulanka waxaa lagu soo bandhigay natiijooyinkii baadhitaanadii lagu sameeyey xarumaha cilaajka, iyadoo diirada la saaray kor u qaadista tayada adeegyada iyo daryeelka bukaanada.

Waxaa la islaqatay in sanadka 2019, la xoojiyo adeegyada lasiinayo bukaanada iyo daryeelidooda iyo in laga faa,iidaysto casharadii 2018, lana ilaaliyo xuquuqda aas-aasiga ah ee bukaanada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *