Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Category: news and events

Digniin ku Saabsan Isdaawaynta.

Isdaawayntu waxay keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad, Isdaawayn khaldan waa marka qofku isticmaalo dawo isaga oo aan la tashan dhakhtar ama Farmasiile, isla markaana aan loo qorin xaaladdiisa caafimaad ee uu xiligaas ku jiro • In qofku iska qaato dawo aanu dhakhtar u qorin. • In la isticmaalo dawo hore loogu bogsaday, iyadoo loo malaynayo in…
Read more

Masuulinta iyo Shaqaalaha Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeega Caafimaadka DDS. Siwadajir ah uga Qayb Qaateen ololaha dhirbeerista.

Maanta oo isniin ah taariikhduna tahay 27/11/2018 T.i, kuna beegnayd maalinta loo asteeyay ololaha dhir-beerista ayaa dhamaan masuulinta iyo shaqaalaha Wakaalada maamulka iyo dabagalka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS. Siwadajir ah uga qayb qaateen ololaha dhirbeerista. Ololahan heer qaran waxaa lagu beerayey 800 milyan oo geed, halka kadeegaan ahaan lagu beerayey 2.8 million oo…
Read more

Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga ka Furmay kulan-weynaha Daahfurka Aaladda Casriga ah ee Xal, u helidda iyo isku Xidhka Bulshada iyo Xarumaha Caafimaadka ee Bixiya Adeegga Dawooyinka.

Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka ayaa waxaa ka qayb galaya masuuliyiin, wakiillo ka socda xarumaha caafimaadka ee dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dawooyinka. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDS, Dr. Muse Ahmed , oo sheegay in hirgelinta…
Read more

Tabarucada Bilaha Xagaaga Ayaa Waxaa Kamid ah Shubida Dhiiga si,siloogu Deeqo Bukanada ubahan.

Maamulka iyo Shaqaalaha Wakaalada Maamulka Iyo Dabagalka Cuntada Dawooyinka Iyo Adeega Caafimadka ayaa maanta ku deeqay dhiigooda iyaga oo ka duulaya barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga.

Wakaalada Ayaa Digniin Udirtay Bulshada Si,gaar ah Kuwa Samaynayo Xayisiisyada Gobaha shaqada sida Creams-ka & Online-ka.

Beryahan dambe waxaa soo badanaya xarumo ganacsi iyo shaqsiyaad si sharci-darro ah xayeysiisyo usamaynaya gaar ahaan creams ka la is mariyo oo si online ah lagu xayaysiinayo laguna iibinayo baraha internetka kareemooyin iyo waxyaabaha la isku qurxiyo ee aan lahayn oggolaansho iyo raad-raac sharci. Waxaan bulshada uga digaynaa isticmaalka badeecooyinkan oo khatar ku noqon kara…
Read more

Ka Hortagga Cudurrada ka dhasha Cuntada Waa Masuuliyad Wada Saaran Bulshada oo Dhan.

Isticmaal cunto nadiif ah, tayo leh, oo sifiican loo kariyay kana iibso goob nadaafadeedu dhawrsoon tahay oo ilaali caafimaadkaaga. Waxaa lagu boorinayaa Dhamaan. hoteelada cuntada sameeya inay. ilaaliyaan naadafada cuntada, alaabta iyo goobta lagu diyaarinayo cuntada sidoo kale la ilaaliyo nadaafada iyo caafimaadka shaqaalaha cuntada diyaariya. ILAALI NAAFFADA CUNTADA.

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawada iyo Adeega Caafimadka DDS Ayaa Udirtay Bushada Fariin Caafimaad.

Waa maxay cosmotics? Waxyaabaha la ismariyo iyo kuwa la isku qurxiyo (Cosmetics) waa alaabooyin loo istcimaalo in lagu nadiifiyo, lagu qurxiyo, ama lagu badalo muuqaalka jirka. Waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo kala duwan, kuwaas oo isugu jira kuwo maqaarka lagu nafaqeeyo iyo kuwo la isku qurxiyo Waxaan dabagal ku samaynay xarumaha libiya cosmotics ka…
Read more

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka DDS, Ayaa Lawadaagtay Bulshada Fariinta Hoose.

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka DDS waxay bulshada, farmashiyeyaasha iyo dhammaan adeeg-bixiyeyaasha caafimaadka ku wargelinaysaa inay xaqiijiyaan sharciyadda warqadaha dawo-qorista (Prescription-ka) ka hor bixinta ama qaadashada dawooyinka. Warqadda dawo-qorista ee saxda ahi waa inay la haataa:- inuu soo qoray xirfadle caafimaad oo ruqsad haysta. waa inay la haataa magaca iyo saxiixa…
Read more

Digniin: Ka Taxadar Qaadashada Dawooyinka.

1. Dawada Ha dhigin meel qoyan, kulul ama qorraxdu toos ugu dhacdo. 2. Carruurta ka fogee Dawada oo dhig meel aanay gaadhi karin. 3. Dawooyinka qaar ku kaydi talaagada. 4. Dawadaada qof kale Ha la wadaagin. 5. Ha joojin daawada ka hor waqtiga dhakhtarku kuu qoray dhamaystiro. 6. Qiyaasta dawada ha isku badin oo ha…
Read more

Hoggaamiyeyaasha Shirkadda Tians Ayaa Lagu Xukumay 17 Sano oo Xabsi adag ah iyo Ganaax Lacageed oo Gaaraya 40 Milyan oo birr.

Hoggaamiyeyaasha shirkadda Tians ayaa lagu xukumay 17 sano oo xabsi adag ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya 40 milyan oo birr. Shirkadda Tians Ethiopia Business iyo hoggaamiyeyaasheeda ayaa lagu helay dambi ah inay muddo sanado ah ku shaqeynayeen nidaam ganacsi sharci-darro ah oo ah “pyramid scheme” (nidaamka silsiladda ah). Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa ku…
Read more