Kulan Wacyigalin ah oo Ku Saabsan Wax ka Badalida Xarumaha Lagu iibiyo Daawooyinka Dakhtigooda Dhaafay.
Kulan wacyigalin ah oo ku saabsan wax ka badalida xarumaha lagu iibiyo daawooyinka wakhtigooda dhaafay iyo sidoo kale tayaynta adeegyada xarumaha caafimaadka ayaa ka qabsoomay Qabridahare. Ujeedada kulankan ayaa ahayd in bulshada laga wacyigaliyo khatarta daawooyinka sida khaldan loo isticmaalo iyo in aysan isticmaalin daawo uusan qorin dhaktar iyo waliba mid wakhtigeedii dhaaftay. Waxaana kulankan…
Read more



