Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Kulan Wacyigalin ah oo Ku Saabsan Wax ka Badalida Xarumaha Lagu iibiyo Daawooyinka Dakhtigooda Dhaafay.

Kulan Wacyigalin ah oo Ku Saabsan Wax ka Badalida Xarumaha Lagu iibiyo Daawooyinka Dakhtigooda Dhaafay.

Kulan wacyigalin ah oo ku saabsan wax ka badalida xarumaha lagu iibiyo daawooyinka wakhtigooda dhaafay iyo sidoo kale tayaynta adeegyada xarumaha caafimaadka ayaa ka qabsoomay Qabridahare.

Ujeedada kulankan ayaa ahayd in bulshada laga wacyigaliyo khatarta daawooyinka sida khaldan loo isticmaalo iyo in aysan isticmaalin daawo uusan qorin dhaktar iyo waliba mid wakhtigeedii dhaaftay.

Waxaana kulankan loo qabtay ganacsatada, xarumaha caafimaadka, shaqaalaha dowlada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Waaxda Xidhidhka Dadwaynaha .

Fmhaca .

February 13/2/2025

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *