Waaxda Qorshaynta Miisaaniyada Dabagalka iyo Qiimaynta Ayaa Sameeyey Kormeer iyo Dabagal Ayku Qiimaynayeen Kuna Cabirayeen Heerka Waxqabadka Waaxaha Kala Duwan ee Wakalada.
Waaxda qorshaynta miisaaniyada dabagalka iyo qiimaynta ee wakaalada maamulka iyo dabagalka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka ayaa sameeyey kormeer iyo dabagal ayku qiimaynayeen kuna cabirayeen heerka waxqabadka waaxaha kala duwan ee wakalada.
Taasoo ay xubnuho katirsan waaxda qorshaynta ay soo kormereen dabagalna ay kusoo sameeyeen xarumaha caafimaadka iyo kuwa caafimaadka laxidhiidha ee mm.jigjiga.
Iyadoo ujeedada kormeerka iyo dabagalku ay tahay sidii loo cabirilahaa loona qiimayn lahaa heerka waxqabadka waaxaha kala duwan ee wakalada gashina ugu noqon lahayd kormeerka xiga .
Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha .
Fmhaca.
February 19/2/2025.



