Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Digniin ku Saabsan Isdaawaynta.

Digniin ku Saabsan Isdaawaynta.

Isdaawayntu waxay keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad, Isdaawayn khaldan waa marka qofku isticmaalo dawo isaga oo aan la tashan dhakhtar ama Farmasiile, isla markaana aan loo qorin xaaladdiisa caafimaad ee uu xiligaas ku jiro

• In qofku iska qaato dawo aanu dhakhtar u qorin.

• In la isticmaalo dawo hore loogu bogsaday, iyadoo loo malaynayo in cudurka cusub uu la mid yahay kii hore.

• In la qaato dawo uu isticmaalo qof kale, iyadoo lagu saleynayo calaamado isu eg.

• In dawo laga gato Farmasi ama meel kale iyada oo aan la helin talo caafimaad.

• In la kordhiyo ama la dhimo qiyaasta dawada iyada oo aan dhakhtar ama farmasi amrin.

• In la sii wato isticmaalka dawo muddo ka badan inta loogu talagalay ama dib loo isticmaalo dawo dhacday.

#Had iyo jeer la tasho dhakhtarka ka hor intaadan isticmaalin dawo kasta.

#Ha isticmaalin dawo adoon helin talo caafimaad oo sax ah.

Facebook. http://web.facebook.com/profile.php?id=61567045210194

Tiktok. http://www.tiktok.com/@wakaladadabagalka

Twitter. http://x.com/Wakalada_D0994

Telegram. http://t.me/srsfmhacagov

YouTube. http://www.youtube.com/@WakaladaDabagalka

Linkedi. http://www.linkedin.com/in/wakalada-dabagalka-2382013bb/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *