Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Madal Balaadhan oo Bulshada Maamulka Magalada Wajaale Lagaga Wacyi-galinayay Daawooyinka Sida Qaldan Loo Isticmaalo Ayaa Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka ee MM.Tog. Wajaale.

Madal Balaadhan oo Bulshada Maamulka Magalada Wajaale Lagaga Wacyi-galinayay Daawooyinka Sida Qaldan Loo Isticmaalo Ayaa Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka ee MM.Tog. Wajaale.

Madal balaadhan oo bulshada maamulka magalada Wajaale lagaga wacyi-galinayay Daawooyinka sida qaldan loo isticmaalo ayaa ka Qabsoomay hoolka shirarka ee MM.Tog. Wajaale.

Kulankan oo ay soo agaasintay Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cunnada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka ayaa waxaa kasoo qayb galay bulshada ku dhaqan MM.Tog. Wajaale .

Ugu horeyn waxaa shirka kalmado furitaanka ka jeedayay mayorka magalada Tog.Wajaale mudan muxaydin.

Dhankeeda madaxa xafiska Caafimaadka MM.Tog.Wajaale marwo hibo Ahmed ayaa faahfaahin qoto dheer siisay ahmiyada uu leeyahay.

Dhankiis samatar Ahmednur madax kooxeedka ka hortaga Dawoyinka sida qaldan loo isticmaalo ayaa bulshadi kasoo qayb gashay fahan balaadhan ka siyay ahmiyada ay uleedahay bulshada.

Gababaadi kulankan ayaa shacabku waxay codsadeen in la joogteeyo kulamada noocan ah ee kor loogu qaadayo garaadka iyo fahanka bulshada si loo helo bulsho caafimaad qabto.

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha.

Fmhaca.

February 15/2/2025.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *