Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Tallaabo Weyn oo loo Qaaday Casriyeinta Adeegyada Caafimaadka ee ay dabagasho Wakaalada Maamulka Iyo Dabagalka Cuntada Dawooyinka Iyo Adeega Caafimadka.

Tallaabo Weyn oo loo Qaaday Casriyeinta Adeegyada Caafimaadka ee ay dabagasho Wakaalada Maamulka Iyo Dabagalka Cuntada Dawooyinka Iyo Adeega Caafimadka.

Waxaa shaqaalaha Wakaaladda dabagalka daawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS uga qabsoomay magaalada Diredawa tababar muhiim ah oo ku saabsan nidaamka casriga ah ee #ERegulation, #ELicensing, iyo #MFR Integration.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray

#ERegulation & #ELicensing: Bixinta liisammada iyo dabagalka xarumaha caafimaadka oo loo beddelayo hab #digital ah kaas oo lagu xidhayo MFR (MASTER FACILITY REGISTRY).

Tababarkan oo loo qabanayo shaqaalaha wakaalada ee deegaanada SOMALIDA,DIREDAWA IYO HARAR ayaa waxaa soo agaasimay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya iyadoo kaashanaysa hay’adda JSI, wuxuuna qeyb ka yahay dadaallada loogu jiro in guud ahaan dalka adeegyada caafimaadka loo badalo Digital

Tababarka waxaa bixinaya khabiiro ka socda wasaarada caafimaadka,iyo hayada JSI

Facebook. http://web.facebook.com/profile.php?id=61567045210194

Tiktok. http://www.tiktok.com/@wakaladadabagalka

Twitter. http://x.com/Wakalada_D0994

Telegram. http://t.me/srsfmhacagov

YouTube. http://www.youtube.com/@WakaladaDabagalka

Linkedi. http://www.linkedin.com/in/wakalada-dabagalka-2382013bb/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *