Kulan Wacyigelin ah oo Loo Qabtay Bulshada Magalada Wardheer.
Kulan wacyigalin ah oo ay ka soo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa maanta ka qabsoomay magaalada warder ee xarunta gobolka dollo
Kulanka oo ay hogaaminayeen maareeyaha guud ee wakaalada maamulka iyo dabagalka cuntada daawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS Cabdulahi Maxamud Mataan iyo gudoomiyaha degmada wardher #mawlid_duraan
Ayaa bulshada magaalada wardheer laga wacyi galiyay dhibaatooyinka ka dhasha daawooyinka loo qaato qaab aan haboonayn,cuntooyinka iyo sharaabka la dhigo qoraxda iyo dawooyinka la marsado jidhka kuwaas oo bulshada ku haya khatar caafimaad oo aan la soo koobi karin
Dhankooda bulshada oo soo dhawreyyay fariimaha caafimaad ee lala wadaagay ayaa ballan qaaday in ay ka qayb qaadanayaan ilaalinta caafimaadka bulshada iyaga oo naftooda ka bilaabi doona isla markaana gaadhsiin doona bulshada qaybaheeda kale.
Facebook. http://web.facebook.com/profile.php?id=61567045210194.
Tiktok. http://www.tiktok.com/@wakaladadabagalka.
Twitter. http://x.com/Wakalada_D0994.
Telegram. http://t.me/srsfmhacagov.
YouTube. http://www.youtube.com/@WakaladaDabagalka.
Linkedi. http://www.linkedin.com/in/wakalada-dabagalka-2382013bb.














