Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Author: admin

Kulan Khibrad Wadaag ah

Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay kulan khibrad wadaag ah kaas oo ay ku tageen mareeyeyaasha wakaladaha dalku dalka tanzania kuna marayeen magaalooyinka daresalam iyo Dodoma ee dalkaasi . Waxaana kulankan kaqayb galay Maareeyayaasha wakaaladaha deegaanada Somalida,hararida,gambela,Sidama,koonfurta itoobiya iyo magaalada addis ababa . Kulamadan ayaa daarnaa sidii dalka looga hirgalin lahaa mashruuca / program ka…
Read more

Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntooyinka, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa dadaal Xooggan ugu jirta Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka. Dadaalkan oo ay iska Kaashanayaan Wakaaladda iyo bahwadaagta ayaa waxaa Kormeer iyo Taageero lagu sameeyay Xarumaha Caafimaadka ee Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ee Bixiya Adeegyada Tallaalka ee Magaalada Jigjiga.…
Read more