Kulan Khibrad Wadaag ah
Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay kulan khibrad wadaag ah kaas oo ay ku tageen mareeyeyaasha wakaladaha dalku dalka tanzania kuna marayeen magaalooyinka daresalam iyo Dodoma ee dalkaasi .
Waxaana kulankan kaqayb galay Maareeyayaasha wakaaladaha deegaanada
Somalida,hararida,gambela,Sidama,koonfurta itoobiya iyo magaalada addis ababa .
Kulamadan ayaa daarnaa sidii dalka looga hirgalin lahaa mashruuca / program ka majurity level 3 kaas oo wax badan ka badali doona adeega maamulka daawooyinka ee dalka iyo hubinta tayada dawada ee dalka .
Khibrad wadaagan ayaa waxaa iska kaashaday Hay’ada USP/PMQ+ iyo wakaalada EFDA ee dalka.
FMHACA
DECENBER 20/12/2024






