Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.
Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntooyinka, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa dadaal Xooggan ugu jirta Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.
Dadaalkan oo ay iska Kaashanayaan Wakaaladda iyo bahwadaagta ayaa waxaa Kormeer iyo Taageero lagu sameeyay Xarumaha Caafimaadka ee Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ee Bixiya Adeegyada Tallaalka ee Magaalada Jigjiga.
Waxaana Kormeerkan Diiradda lagu Saaray habka Maareynta Marxaladaha Taban ee Tallaalka ka dhasha (AEFI), si loo Hubiyo in Tallaalka loo Bixiyay si Badqab ah oo Tayadiisa La hubiyay iyo in kalee.
FMHACA
DECENBER 18/12/2024









One Response
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.