Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Waxaana soo jeediyay Wasiirka Xafiiska Qorshaynta. Mudane Mahamed Ali mahamed iyadoo laga soo saaray bayaanno kala duwan oo ay kamid ahaayeen.

*Bayaanka wax ka baddelka bayaanka go’aaminta gunnada isticmaalka dhulka miyiga iyo canshuurta wax-soo-saarka beeraha.

*Bayaanka wax ka baddelka bayaanka xadaynta iyo go’aaminta canshuurta xoolaha iibka ah iyo gunnada dhaqashada xoolaha nool.

*Bayaanka habka maamulka ee DDS,

*Bayaanka maamulka cuntada daawooyinka iyo adeegga caafimaadka,

*Koodh usamaynta mashruuca dhismaha shade-ka marmaarso ee demada Shiniile,

* koodh usamaynta mashruuca dhismaha air-strip (garoon) ee xarunta Ley

*koodh hoosaadka qalabaynta xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo laanta Deegaanka Soomaalida.

Fmhaca

February 11/2/2025

✍️ Waaxda xidhiidhka dadwaynaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *