Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Tababar Ugafurmay Magalada Harar Xubno Kasocday Wakaalada .

Tababar Ugafurmay Magalada Harar Xubno Kasocday Wakaalada .

Wuxuu tababar uga bilamay magaalada harar xubno kamid ah shaqaalaha wakaalada maamulka iyo dabagalka cunada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka Tababarkan oo kusabsan xidhmada dabagalka (regulatory backage training) .

Ujeedada tababarkan ayaa ah sidii shaqaalaha kor loogu qaadi lahaa islamarkaana fahan buuxa ay uga heli lahaayen xidhmooyinka,iyo shuruucda kala duwan ee lagu maamulo islamarkana lagu dabagalo xarumaha caafimaadka.

Tababarkan oo sii socon doona maalmaha soo socda ayaa qayb ka ah dadaalada ay mudooyinki udanbeeyay wakaaldu kor ugu qaadaysay tayada adeega caafimaadka deegaanka guud ahaan.

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha fmhaca.

May 22/05/2025.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *