Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Tababar Loo Qabtay Foculada Gobolada iyo Qaybo Kamid ah Xaramaha Caafimadka ee Modelka ah.

Tababar Loo Qabtay Foculada Gobolada iyo Qaybo Kamid ah Xaramaha Caafimadka ee Modelka ah.

waxaa laso gaba gabeeyay tababar socday labo cisho lona qabtay shaqalaha foculka (focul persons ) ee ka hawgala gobolada iyo dagmooyinka DDS iyo qaar kamid ah pharmarcy layda Modelka ah ee MMJ.

Tababarka oo ay sodiyarisay Wakaakada maamulka iyo dabagalka cuntada, Dawooyinka iyo adeega caafimadka ayaa dirada lagu saray sidii fahan buuxo uga heli lahayeen xubnaha kasoqayb galay jihada cusub ee dalku u jahaystay oo ah MFR ( maturity level three ) oo ah in lahelo dhaman deganka community pharmarcy dhamaystiran buxinayana shurudihii loga bahnaa.

gaba gabadii ayuu gudoon siiyay mareeyaha waakalada mudane Abdulahi mahamud matan shahado sharaf xubnihii ugu fir_firconaa FocUlada Gobalada iyo pharmarcilaydii modelka ahayd ee buxisay qaybo kamid ah shurudihii lala wadagay inay buxiyaan mudadii amarka lagusiyay inay wax kabadal ku sameyan gobohada shaqo kana dhigaan mid wafaqsan jahada cusub ee dalku ujahaystay .

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha Fmhaca.

June 05/06/2025.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *