Wakaalada oo Gudanaysa Shaqadeedii Ayaa Waxay u Kala Dirtay Teamam Kormeer iyo Dabagal ah Dagmoyinka Gursum, Kabribayax iyo Wajalee.
Wakaalada oo gudanaysa shaqadeedii ayaa waxay u kala dirtay Teamam kormeer iyo dabagal ah dagmoyinka Gursum, Kabribayax iyo wajalee.
Waxaa kormeer lagu soosameeyay xarumo kor udhaafaya 80 xarumood ku waas oo kukala yaala magaalooyinka wajaale, Kabribayax iyo gursum sidoo kale waxaa aalada casriga ah ee (MFR) lasoo galiyay xarumo dhan 50 waxaana talaabo laga qaaday oo laso xidhay xarumo gaadhaya 30 kuwason u hogaansamin awaamirtii iyo talo bixinadii ay marwalba siinayeen teamankii kasocday wakalada ee ahaa wax kabadalka gobahoda shaqo .
Waxaa la soo uruuriyay daawooyin sharcidaro ah lagana soo uruuriyay magaalooyinkaa aan kor kusoo sheegay daawooyinkaas oo lacag ahaan gaadhaya 1Milyan oo birr.
Kormeeradan ayaa halkooda kasiisocondana iyadoo dadaalka lasarayo sidii loo helilahaa xarumo caafimad oo buuxinayo shurucda udagsan guud ahaan dalka.
Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha fmhaca.
June 05/06/2025.



