GUDBINTA XOGTA LA XIDHIIDHA WAXYEELOOYINKA KA DHASHA DAAWADA WAA
1. Usheegida bukaanada waxyeellooyinka ka dhalan kara ka dib marka ay qaataan daawada.
2. Usheegida sida iyo meesha ay ku soo gudbin karaan waxyeellooyinka ka dhasha.
3. Ku talinta inay akhriyaan oo raacaan warqadda macluumaadka ee la socota daawada.
4. U sheegista waxyeellooyinka ka dhasha daawada hay’adda sharciyeynta dawooyinka ee dalka ama deegaankooda.



