Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Ogaysiis Ogaysiis

Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xirfadlayaasha caafimaadka ee deegaanka soomaali in

Hadii aad tahay xirfadle caafimaad oo doonaya in uu qaato,cusboonaysiisto ama dib ula soo baxo shatiga xirfadlaha caafimaadka waxaad booqan kartaa link gan hoose waxaadna raacdaa tilmaamaha uu kusiinayo muuqaalka hoose kadibna u doono shatigaaga xarunta

SOMALI MESOB ee jigjiga taas oo ku taala ka soo Horjeedka Xafiiska xisbiga barwaaqo laanta deegaanka soomalida

#Somali_prosperity_Party

https://hrl.moh.gov.et

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *