Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Wareegga saddexaad ee tababarka iskaashiyada xisbiga Barwaaqo ayaa saaka ka furmay madasha kulamada wakaalada maamulka iyo dabagalka cuntada daawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS.

Tababarkan oo uu hoggaaminayay maareeyaha wakaalada mudane cabdulahi maxamud matan, ayaa uu halkaas ka jeediyay cashar muhiim ah oo ku saabsanaa isbeddellada ka socda beeraha iyo miyiga, iyo guulaha uu dalku ka gaadhay horumarinta kaabayaasha iyo adeegyada bulshada.

Maareyuhu wuxuu si gaar ah diiradda u saaray madax-bannaanida cuntada si meesha looga saaro ku-tiirsanaanta deeqaha shisheeye. si loo hirgeliyo isbeddel dhab ah oo waara waxaa lagama maarmaan ah in la aqoonsado fursadaha jira, la qiimeeyo duruufaha hadda taagan, la cabbiro heerka horumarka, isla markaana loo saadaaliyo jihada mustaqbalka si qorshe cad loogu socdo.

Tababarkani wuxuu ka mid yahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda iskaashiyada iyo ka qaybgalka bulshada ee koboca dhaqaalaha dalka iyo deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *