Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, Duqa Magaalada Godey iyo mas’uuliyiin kale, ayaa kulan wacyigelin ah la yeeshay ganacsatada magaalada Godey.

‎ Kulanka ayaa ganacsatada Godey lagagala hadlay kahortagga iyo joojinta waxyaabaha sharcidarrada ah, gaar ahaan dawooyinka, badeecada wakhtigeedu dhacay, sharaabka iyo alaabaha kale ee qorraxda la dhigo.

‎Waxaana ganacstada loo caddeeyey in qorshuhu yahay in tallaabo sharci oo dhamaystiran laga qaadi doono ciddii lagu arko alaab qorraxda la dhigay’ iyo dawooyin sharci-darro ah. Waxayna masuuliyiintu xuseen in tallaabooyinkaasi aysan ku ekaan doonin ganaax lacageed oo keliya, balse ay gaadhi doonto heer shatiyada ganacsiga lagala laabto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *