Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Mareeyaha wakaalada Mudane: Abdulahi Mahamud Matan iyo Maamulka Dagmada Hargeele Ayaa Kulan Layeesha Iskaashatooyinka Milixda ee Degmada Hargeelle iyo Xarumaha Caafimaadka ee Gaarka Loo Leeyahay ee Degmada.

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka, Mudane C/laahi Maxamuud, iyo Maamulka Degmada Hargeelle ayaa kulamo la yeeshay iskaashatooyinka milixda ee Degmada Hargeelle iyo xarumaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay ee degmada. Kulamadaas oo lagaga hadlay xaqiijinta tayada iyo fayodhowrka milixda, ka hortagga milix aan tayo lahayn, ku boorinta qaadashada shatiyada (liisamada) sharciga ah, Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay xaqiijinta heerarka Farmasiyaasha (standards), tayada dawooyinka, ka hortagga dawooyinka dhacay, iyo hab-maamulka adeeg bixinta caafimaadka, si loo ilaaliyo caafimaadka bulshada iyo u hoggaansanaanta shuruucda iyo xeerarka Wakaaladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *