Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Author: Mahamed Abdimacin

Waxaa Halkisii ay Kasiiwadeen Xubnihii Kormeerka iyo Dabagalka oo Kamid ah Waaxda Foodka ee Wakalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeega Caafimaadka oo Gudanayo Wajibadkoda Shaqo ee ay Wakaladu Uhayso Bulshada Deegaanka.

waxaa halkisii ay kasiiwadeen xubnihii kormeerka iyo dabagalka oo kamid ah waaxda foodka ee wakalada maamulka iyo dabagalka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka oo gudanayo wajibadkoda shaqo ee ay wakaladu uhayso bulshada deegaanka . Kormeerkan ayay ahayd muhiimadiisu sidii loo hubin lahaa goobaha lagu iibiyo cuntada iyo waxa laxidhiidha cuntada sida sharaab yada qaybahooda kaladuwan.…
Read more

Kulankan Wacyi-galin ah oo Loo Qabtay Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Maamulka Magalada Wajaale .

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawada iyo Adeega Caafimaadka waaxdeeda wacyigalinta iyo xogaha laxidhiidha Caafimaadka, Daawooyinka iyo Cuntada ayaa uqabtay kulan wacyigalin ah xirfadleyasha cafimadka magalada Tog Wajalee. Kulankan wacyi-galinta ah oo loo qabtay xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha xarunta caafimaadka maamulka magalada Wajaale . Kulankan oo ujeedadisu ahayd sidii wacyi-galin looga siin lahaa Xirfadleyasha daawooyinka…
Read more

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i Waxaana soo jeediyay Wasiirka Xafiiska Qorshaynta. Mudane Mahamed Ali mahamed iyadoo laga soo saaray bayaanno kala duwan oo ay kamid ahaayeen. *Bayaanka wax ka baddelka bayaanka go’aaminta gunnada…
Read more