Waxaa Halkisii ay Kasiiwadeen Xubnihii Kormeerka iyo Dabagalka oo Kamid ah Waaxda Foodka ee Wakalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeega Caafimaadka oo Gudanayo Wajibadkoda Shaqo ee ay Wakaladu Uhayso Bulshada Deegaanka.
waxaa halkisii ay kasiiwadeen xubnihii kormeerka iyo dabagalka oo kamid ah waaxda foodka ee wakalada maamulka iyo dabagalka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka oo gudanayo wajibadkoda shaqo ee ay wakaladu uhayso bulshada deegaanka .
Kormeerkan ayay ahayd muhiimadiisu sidii loo hubin lahaa goobaha lagu iibiyo cuntada iyo waxa laxidhiidha cuntada sida sharaab yada qaybahooda kaladuwan.
waxay xubnuhu kala kulmeen gobihii ay badhitaanka ku sameyeen sharaabyo noocyo kaladuwan oo dhacay / wakhtigoodi dhaafay gobahasoon iska hubinin waxay bulshada ka iibinayaan bad qabkiisa ilaa ay lakumaan shaqadaha wakaaladu .
Waxaa laga soo wada uruuriyay gobahaasi sharabkii dhacay waana laga wada talaaba qaaday meheradihii iibinayay sharabka dhacay iyagoo ugu danbayna laga wacyi galaiyay mulkilayasha gobahaasi inay marwalba iska hubiyaan badqabka waxay bulshada ka iibinayaan.
Ugu danbayn Wakaaladu waxay uga digaysaa bulshada deegaanka dhamaan inay iska hubiyaan bad qabka waxay iibsanayaan marwalba kana taxadaraan caafimaadkooda guud ahaan .
Kormeerkan ayaa laga wadaa MM.jigjiga
Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha.
Fmhaca .
March 6/3/2025.



