Tababar Loo Qabtay Shaqalaha wakalada .
waxaa saka looqabtay shaqaha wakalada tababar, tabaraka ayaa waxaa furay mareyaha wakalada mudane Abdulahi mahamud matan isagoo sidheraad ah uga hadlay ujedada tababarka . Tababarkan ayay ujedadiisu ahayd siday fahan dheraad ah uga heli lahayeen shaqalaha wakaaladu farqiga udhaxeya bayaankii hore ee lagu ansixiyay wakalada iyo bayanka cusub ee hada la ansixiyay kasoo ubadalay wakalada…
Read more



