Kulan Lagu Dhagaysanayey Qiimayn iyo Dabagal ay Wakaaladdu ku Samaysay Cusbitaallada Dawladda iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay Ayaa ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga.
Kulan lagu dhagaysanayey qiimayn iyo dabagal ay Wakaaladdu ku samaysay cusbitaallada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga. Kulanka, oo uu shir-guddoominayay Mareeyaha Wakaaladda, Mudane Cabdullaahi Muxumed Mataan, ayaa waxaa ka soo qaybgalay mareeyeyaasha cusbitaallada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee magaalada Jigjiga. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la falanqeeyo…
Read more



