Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Tababar Loo Qabtay Shaqalaha wakalada .

Tababar Loo Qabtay Shaqalaha wakalada .

waxaa saka looqabtay shaqaha wakalada tababar, tabaraka ayaa waxaa furay mareyaha wakalada mudane Abdulahi mahamud matan isagoo sidheraad ah uga hadlay ujedada tababarka .

Tababarkan ayay ujedadiisu ahayd siday fahan dheraad ah uga heli lahayeen shaqalaha wakaaladu farqiga udhaxeya bayaankii hore ee lagu ansixiyay wakalada iyo bayanka cusub ee hada la ansixiyay kasoo ubadalay wakalada ( Authority ) sinayana wakalada awood dheraad ah iyo siday uga heli lahayeen fahan guud waajibaadka uu xambaarsanyahay bayaankan cusub ee tirsigiisu yahay 240/2017 kaaso xooga saaraya saanadaha cunada iyo dawooyinka .

ugu danbayn waxay shaqaluhu kadoodeen su,aalana iska waydiiyeen awoodaha bayankan cusub iyagoo loga jawabay fahan guudna laga siiyay shaqaha guud ahanba .

gaba gabadii tababarka waxaa dhaman la ,islaqatay in ladardar galiyo sidii loo dhaqan galin lahaa fulinta bayaankan cusub islamarkaana loola wadaagi lahaa bahwadaagta iyo garabyada shacabka ee kaladuwan.

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha.

April 29/4/2025

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *