Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntooyinka, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa dadaal Xooggan ugu jirta Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka. Dadaalkan oo ay iska Kaashanayaan Wakaaladda iyo bahwadaagta ayaa waxaa Kormeer iyo Taageero lagu sameeyay Xarumaha Caafimaadka ee Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ee Bixiya Adeegyada Tallaalka ee Magaalada Jigjiga.…
Read more