Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Category: Uncategorized

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka DDS, Mudane Cabdullaahi Maxamuud, ayaa bulshada fariin Caafimaad.

Fariin Caafimaad oo ku wajahan bulshada MMJ. Jigjiga – Maareeyaha Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka DDS, Mudane Cabdullaahi Maxamuud Mataan, ayaa bulshada u soo jeediyay in ay ka digtoonaadaan isticmaalka cuntooyinka, cabitaanada iyo dawooyinka dhacay ama si khaldan loo kaydiyay, taas oo keeni karta khatar caafimaad. Wuxuu yidhi:- “Shay walba oo…
Read more

Tababar Loo Qabtay Foculada Gobolada iyo Qaybo Kamid ah Xaramaha Caafimadka ee Modelka ah.

waxaa laso gaba gabeeyay tababar socday labo cisho lona qabtay shaqalaha foculka (focul persons ) ee ka hawgala gobolada iyo dagmooyinka DDS iyo qaar kamid ah pharmarcy layda Modelka ah ee MMJ. Tababarka oo ay sodiyarisay Wakaakada maamulka iyo dabagalka cuntada, Dawooyinka iyo adeega caafimadka ayaa dirada lagu saray sidii fahan buuxo uga heli lahayeen…
Read more

Kulan Lagu Soo Bandhigay Warbixin Ku Saabsan Kormeero iyo Dabagal Lagu Sameyay Xarumaha Cilaajka MMJ.

Waxaa maanta Gudaha wakaalada lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan kormeero iyo dabagal lagu sameyay xarumaha cilaajka. Ee ka hawl gala Maamulka Magalada Jigjiga. Kulanka ayaa waxaa kasoqayb galay mulkiileyaasha xarumaha cilajka ee mamulka MMJ. Kulankan oo ay kasoo qayb galeen mulkileyasha arumaha cilaajka ee MMJ waxaa uu ujeedkiisu ahaa in lagu qiimeeyo tayada adeegyada…
Read more

Tababar Ugafurmay Magalada Harar Xubno Kasocday Wakaalada .

Wuxuu tababar uga bilamay magaalada harar xubno kamid ah shaqaalaha wakaalada maamulka iyo dabagalka cunada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka Tababarkan oo kusabsan xidhmada dabagalka (regulatory backage training) . Ujeedada tababarkan ayaa ah sidii shaqaalaha kor loogu qaadi lahaa islamarkaana fahan buuxa ay uga heli lahaayen xidhmooyinka,iyo shuruucda kala duwan ee lagu maamulo islamarkana lagu dabagalo…
Read more

Pinco Казино – официальный сайт Pinco — вход – играть в онлайн казино

Пинко казино – Официальный сайт Pinco Casino вход на зеркало ▶️ ИГРАТЬ Содержимое Пинко казино – Официальный сайт Pinco Casino Преимущества официального сайта Pinco Casino Вход на зеркало Pinco Casino Преимущества использования зеркала Pinco Casino Преимущества и функции официального сайта Pinco Casino В современном мире азартных игр, где каждый день становится все более популярным, Pinco…
Read more

Kulan Khibrad Wadaag ah

Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay kulan khibrad wadaag ah kaas oo ay ku tageen mareeyeyaasha wakaladaha dalku dalka tanzania kuna marayeen magaalooyinka daresalam iyo Dodoma ee dalkaasi . Waxaana kulankan kaqayb galay Maareeyayaasha wakaaladaha deegaanada Somalida,hararida,gambela,Sidama,koonfurta itoobiya iyo magaalada addis ababa . Kulamadan ayaa daarnaa sidii dalka looga hirgalin lahaa mashruuca / program ka…
Read more

Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntooyinka, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa dadaal Xooggan ugu jirta Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka. Dadaalkan oo ay iska Kaashanayaan Wakaaladda iyo bahwadaagta ayaa waxaa Kormeer iyo Taageero lagu sameeyay Xarumaha Caafimaadka ee Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ee Bixiya Adeegyada Tallaalka ee Magaalada Jigjiga.…
Read more