Wakalada oo Gudanaysa Wajibadkeeda Ayaa Marwalba Udirta Teamam Si joogta ah
Dignin Digniin Digniin
****************************************
Wakalada oo gudanaysa wajibadkeeda ayaa marwalba udirta teamam si joogta ah xafadaha mamulka magalada jigjiga iyo guud ah degaanka intiisa kale .
Shaqalaha ayaa marwalba badhitan kusameya meheradaha sida bakharada rashinka , dukamada , supermarket yada iyo cosmetics ka waxayna kala kulman waxayna kasoo ururiyaan sharabyo kaladuwan oo wakhtigodii dhay , cano wakhtigodii dhafay iwm.
Shay kasto oo la isticmalayo waa inuu leyahay
1: tarikhdii lasoosaaray .
2: tarikhdii uu dhacayay bulshaduna waa inay iska eegto inuu dhacay shaygani iyo inkalee .
Sidaasi darteed ayaa loga digaya bulshada degaanka dhaman inay iska ilaliyaan sharabada iyo caanaha iskaba firiyan badqabkoda .
# sawiradani waa sharabyo noocyo kala duwan iyo caano wakhtigodi dhafay oo shaqalaha wakaladu ka soo ururiyeen qaybo kamid ah xafadaha mamulka magalada jigjiga .
FMHACA
DECENBER 31/12/2024



