Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Kormeer iyo Dabagal Lagu Qiimaynayo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitalka .

Kormeer iyo Dabagal Lagu Qiimaynayo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitalka .

Waxaa saaka cusbitaalka guud ee dhagaxbuur laga bilaabay kormeer iyo dabagal lagu qiimaynayo xaalada adeeg bixineed ee cusbitalka .

Kormeerkan ayay ujeedadiisu tahay in qiimayn lagu sameeyo xaalada adeeg-bixineed ee Cusbitaalada deegaanka si loo qiimeeyo darajadooda iyadoo labarbar dhigayo halbeegyada heer dal (National Standards) 4P’s assessment.

Kormeerkan oo mudooyinki udanbaysay ay wakaalada maamulka iyo dabagalka cunada dawooyinka iyo adeega caafimaadka ( SRS,FMHACA ) ay Kawaday cusbitaalada deeganka ayaa la gaadhsiin doona dhamaan cusbitaalada .

Dr.Eid abdulahi maareye kuxigenka wakaalada oo warbixin kasiiyay maamulka cusbitaalka ujeedada kormeerka ayaa kula dardaarmay inay shaqalaha lashaqeeyan mudadaa uu kormeerku socdo.

FMHACA

DECENBER 15/12/24

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *