Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Kormeer Uyay Ujeedadiisu Tahay in Tagu Qiimeeyo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitaalada.

Kormeer Uyay Ujeedadiisu Tahay in Tagu Qiimeeyo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitaalada.

Khabiiro kakala socday wakaalada maamulka iyo dabagalka cunada dawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS iyo wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa kormeerka kadiska ah ( sudden inspection ) kabilaabay cusbitaalka referalka ee sheik hassen yabaree iyo cusbitalka karamardha .

Kormeerkan ayay ujeedadiisu tahay in lagu qiimeeyo xaalada adeeg bixineed ee cusbitaalada .

Wakaalada ayaa waxay wadaa kormeero iyo dabagal joogta ah kaas oo looga gol leeyahay sidii loo tayayn lahaa adeega caafimaadka ee ay xarumaha caafimaadka iyo xirfadlayasha caafimaadkuba ay bulshada u hayaaan.

Kormerka ayaa lasii jogtayn donaa ilaa laga xaqijinayo badqabka bulshada deganka dhaman lagana helayo gobo cafimad ooy udhamaystiran yihiin agabkii loo bahnaa.

Wakaladu waxay utagan tahay marwalba gudashada wajibadkii loo, idmaday .

FMHACA

DECENBER 14/12/2024

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *