Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Kulan ku Saabsan Xuska 24ta Megabit ee Guulihii iyo Midhaha Laga Dhaxlay Isbadelka Ayaa Loo Labtay Shaqaalaha Wakaalada Dabagalka Cuntada Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka DDS.

Kulan ku Saabsan Xuska 24ta Megabit ee Guulihii iyo Midhaha Laga Dhaxlay Isbadelka Ayaa Loo Labtay Shaqaalaha Wakaalada Dabagalka Cuntada Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka DDS.

Kulan ku saabsan xuska 24ta Megabit ee guulihii iyo midhaha laga dhaxlay isbadelka ayaa loo qabtay shaqaalaha wakaalada dabagalka cuntada daawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS.

Kulankan oo uu soo agaasimey Xafiisku ayaa Waxaa hogaaminayey hogaaminta iskaashiga barwaaqo ee wakaalada iyadoo uu goob joog ahaa maareeyaha wakaalada mudane abdulahi mahamud matan Kulankan halku dhig looga dhigey “Midhaha megabit 24 iyo rajada qarankeena’’.

Kulankan ayaa si faah faahsan loogu soo jeediyey warbixinta waxqabadka iskabadalka ka hor (1983TI-2010TI) iyo isbadalka kadib (2011TI-2017TI) ee wakaalada

Soo jeedinta kadib ayaa si qotodheer dheer loo falanqeeyey warbixinta iyadoo sualaalo iyo talo bixino gashi unoqonaya lasoo jeediyey .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *