Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Waxaa Qabsomay Manta Kulankii Caadiga Ahaa ee Xubnaha SMT Wakalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada , Dawooyinka iyo Adeega Caafimadka DDS.

Waxaa Qabsomay Manta Kulankii Caadiga Ahaa ee Xubnaha SMT Wakalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada , Dawooyinka iyo Adeega Caafimadka DDS.

Waxaa qabsomay manta kulankii caadiga ahaa ee xubnaha SMT Wakalada maamulka iyo dabagalka cuntada , dawooyinka iyo adeega caafimadka DDS.

Kulan ayaa lagaga wada hadlay ajendeeyaal dhawr ah waxaana shir gudoomiyay mareeyaha wakalada mudane : Abdulahi mahamud matan isagoo sojediyay inla xojiyo habsami usocodka shaqada xafiiska kana duwanado sanadkii 2017 T.I madama adeegyada xafiisku dhaman larabo inay ku baxaan qaab digitalazation ah siloo hirgaliyana ubahan tahay dadaal dheeri ah .

Kulankan inta uu socday waxaa ka soo baxay qorshayaal dhawr ah sida

👉kamidhadhalinta dhamaan qorshayaasha xafiiska uyaala

👉Ilaalinta saacadaha shaqada

👉In shacabka si hufan loogu adeego

👉Adkeynta isla xisaabtanka,dabagalka, qiimeynta iyo dardargalinta dhamaan qorshayaasha uyaala xafiiska sanadkan 2018 T.I

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha.

August 8/8/2025 .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *