Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Wakaalada Maamulka Dabo-galka Cunnada iyo Dawooyinka DDS oo ku guulaysatay Shahaado Mahadnaq shaqo ah.

Wakaalada Maamulka Dabo-galka Cunnada iyo Dawooyinka DDS oo ku guulaysatay Shahaado Mahadnaq shaqo ah.

Wakaalada Cuntada iyo Dawooyinka Dalka ayaa 18-kii Oktoobar 2025 guddoonsiisay Shahaado sharaf, taasoo ay ku mutaysatay kaalinta muuqata iyo doorka muhiimka ah ee ay ka qaadatay guusha lagu gaadhay Heerka 3-aad ee nidaaminta daawooyinka ee WHO.

Shahaadadan ayaa waxay caddeyn u tahay Dadaalka joogtada ah ee wakaaladda, Hufnaanta shaqo iyo Heerka sare ee adeegyada shaqo ee ay bixiso wakaaladdu, waxayna muujinaysaa doorka muuqda ee ay ka qaadatay horumarinta nidaamka caafimaadka, iyo tayeynta daawooyinka deegaanka iyo dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *