Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Hawlwadeennada Wakaalada ee Gobolka Daawa Ayaa Kormeer iyo Baadhitaan Kusoo Sameeyay Xarumaha Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay ee Ku yaalla Kagaalada Mooyaale.

Hawlwadeennada Wakaalada ee Gobolka Daawa Ayaa Kormeer iyo Baadhitaan Kusoo Sameeyay Xarumaha Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay ee Ku yaalla Kagaalada Mooyaale.

Kormeerkan oo ujeeddadiisu ahayd in lagu hubiyo tayada adeegyada dawo ee ay bixiyaan xarumahaasi, iyo in la baadho dawooyinka sharci darrada ah ee guud ahaan laga mamnuucay dalka.

Intii uu socday kormeerka, hawlwadeennadu waxay qabteen qaar kamid ah dawooyinka mamnuuca ah, waxayna hawlwadeenadu digniin siiyeen goobaha lagu arkay, iyagoo ku amray in mar dambe aan lagu arkin dawooyinkaasi.

Siguud wakaaladu waxay uga digaysaa dhammaan muwaadiniinta DDS inay ka feejignaadaan isticmaalka dawooyinka sharci darrada ah, maadaama ay khatar weyn ku yihiin caafimaadka bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *