Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Ka Hortagga Cudurrada ka dhasha Cuntada Waa Masuuliyad Wada Saaran Bulshada oo Dhan.

Ka Hortagga Cudurrada ka dhasha Cuntada Waa Masuuliyad Wada Saaran Bulshada oo Dhan.

Isticmaal cunto nadiif ah, tayo leh, oo sifiican loo kariyay kana iibso goob nadaafadeedu dhawrsoon tahay oo ilaali caafimaadkaaga.

Waxaa lagu boorinayaa Dhamaan.

hoteelada cuntada sameeya inay.

ilaaliyaan naadafada cuntada, alaabta iyo goobta lagu diyaarinayo cuntada sidoo kale la ilaaliyo nadaafada iyo caafimaadka shaqaalaha cuntada diyaariya.

ILAALI NAAFFADA CUNTADA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *