Digniin: Ka Taxadar Qaadashada Dawooyinka.
1. Dawada Ha dhigin meel qoyan, kulul ama qorraxdu toos ugu dhacdo.
2. Carruurta ka fogee Dawada oo dhig meel aanay gaadhi karin.
3. Dawooyinka qaar ku kaydi talaagada.
4. Dawadaada qof kale Ha la wadaagin.
5. Ha joojin daawada ka hor waqtiga dhakhtarku kuu qoray dhamaystiro.
6. Qiyaasta dawada ha isku badin oo ha qaadan in ka badan intii laguu qoray.




