Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Hawl-wadeennada Wakaaladda ee Gobolka Liibaan Ayaa Fuliyay Kormeer Lagu Hubinayo Tayada, Nadaafadda, Shatiyeynta Xarumaha Caafimaadka, iyo Diiwaangelinta Xogta GPS-ka (MFR).

Hawl-wadeennada Wakaaladda ee Gobolka Liibaan Ayaa Fuliyay Kormeer Lagu Hubinayo Tayada, Nadaafadda, Shatiyeynta Xarumaha Caafimaadka, iyo Diiwaangelinta Xogta GPS-ka (MFR).

Hawl-wadeennada Wakaaladda ee Gobolka Liibaan ayaa fuliyay kormeer lagu hubinayo tayada, nadaafadda, shatiyeynta xarumaha caafimaadka, iyo diiwaangelinta xogta GPS-ka (MFR).

Kormeerka ayaa waxaa lagaga talaaba qaaday oo la xidhay Farmasiyo liisan la’aan ah, kuwa nadaafadoodu liidato, iyo kuwa aan buuxin shuruudaha, gaar ahaan kuwa ku yaalla goobo aan ku habboonayn oo halis gelin kara tayada dawooyinka sidoo kale waxaa la ururiyay sharaabyo wakhtigoodu dhacay (expired date)

Wakaaladdu waxay ku boorinaysaa milkiilayaasha xarumaha caafimaadka inay ilaaliyaan nadaafadda, tayada iyo sharciyada, halka bulshada lagu wargelinayo inay ka feejignaadaan goobaha aan buuxin shuruudaha, iyadoo la sii wadi doono kormeerada joogtada ah si loo xaqiijiyo badbaadada adeegyada caafimaadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *