Mareeyaha Wakaaladda Maamulka, Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, ayaa bartiisa Facebook ku daabacay fariintan ku saabsan habraaca sharci ee gudbinta iyo ka jawaabista cabashooyinka ka yimaadda xarumaha ama xirfadlayaasha caafimaadka.
Cadayn iyo Sixitaan:- Gudbinta iyo ka jawaabista cabashada ka timaadda xarun caafimaad ama xirfadle caafimaad waxa ay leedahay habraac sharci oo u gaar ah, kana duwan habraacyada kale. Arrimaha ugu muhiimsan ee la tixgeliyo waxaa ka mid ah. 1.Haddii uu jiro qof cabanaya, waa in la helaa cabasho qoraal ah, isla markaana ay ku lifaaqan…
Read more



