Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Author: Osman Aden

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay kal-fadhiga 7-aad ee Golaha Fulinta DDS, SM-2018 T.I, kaasi oo lagu ansixiyay bayaanno kala duwan.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay kal-fadhiga 7-aad ee Golaha Fulinta DDS, SM-2018 T.I, kaasi oo lagu ansixiyay bayaanno kala duwan. • Bayaanka aas-aaska sanduuqa jiddadka miyiga ee DDS • Bayaanka wax-ka-beddelka bayaanka maamulka Shirkada horumarinta ee DDS • Bayaanka go’aaminta xuska maalinta midnimida Shacabka Deegaanka Soomaalida • Bayaanka heesta Deegaanka Soomaalida •…
Read more

Mas’uuliyiin uu Hoggaaminayay Maareeyaha Wakaaladda Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka DDS, Mudane C/laahi Maxamuud Ayaa Booqasho iyo indha-indhayn Ku Tagay Warshadda Milixda ee Iskaashatada Barwaaqo ee Degmada Hargeele.

Mas’uuliyiin uu hoggaaminayay Maareeyaha Wakaaladda Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, oo uu wehelinayay Guddoomiyaha Degmada Hargeele, Mudane Xasan Dhiire, ayaa booqasho iyo indha-indhayn ku tagay warshadda milixda ee Iskaashatada Barwaaqo ee Degmada Hargeele. Ujeeddada booqashada iyo dabagalka warshadda ayaa ahayd xaqiijinta tayada iyo fayodhowrka milixda la dhoofiyo, iyo sidoo kale…
Read more

Mareeyaha wakaalada Mudane: Abdulahi Mahamud Matan iyo Maamulka Dagmada Hargeele Ayaa Kulan Layeesha Iskaashatooyinka Milixda ee Degmada Hargeelle iyo Xarumaha Caafimaadka ee Gaarka Loo Leeyahay ee Degmada.

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cunnada, Dawooyinka iyo Adeegyada Caafimaadka, Mudane C/laahi Maxamuud, iyo Maamulka Degmada Hargeelle ayaa kulamo la yeeshay iskaashatooyinka milixda ee Degmada Hargeelle iyo xarumaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay ee degmada. Kulamadaas oo lagaga hadlay xaqiijinta tayada iyo fayodhowrka milixda, ka hortagga milix aan tayo lahayn, ku boorinta qaadashada shatiyada (liisamada) sharciga…
Read more

Xubno ka socday Wakaaladda ayaa kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Siti iyo Maamulka Degmada Shiniile.

Xubno ka socday Wakaaladda ayaa kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Siti iyo Maamulka Degmada Shiniile, kulan kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqaynta iyo dabagalka adeegyada la xiriira cunnada, dawooyinka iyo caafimaadka. Kulanka waxaa lagu adkeeyey in la sii wado shaqada wadajirka ah lana xoojiyo wada shaqaynta Wakaaladda, iyadoo sidoo kale in ganacsatada lagu…
Read more

ku: Dhamaan Cida Ay Khuseyso:-

Ujeedo: Warbixin Ku Saabsan Dhibaatooyin Caafimaad Oo Halis Ah Oo Ka Dhashay Daawada Bupivacaine Hcl Injection. Sida la og yahay, Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee Itoobiya wuxuu baaritaan ku sameeyaa dhibaatooyinka ka dhasha dawooyinka ama tallaalada la isticmaalo dalka gudihiisa, isagoo ku saleynaya warbixinnada ay soo gudbiyaan xirfadlayaasha caafimaadka. Ka dib marka baaritaan lagu sameeyo,…
Read more

Kulan Lagu Dhagaysanayey Qiimayn iyo Dabagal ay Wakaaladdu ku Samaysay Cusbitaallada Dawladda iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay Ayaa ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga.

Kulan lagu dhagaysanayey qiimayn iyo dabagal ay Wakaaladdu ku samaysay cusbitaallada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga. Kulanka, oo uu shir-guddoominayay Mareeyaha Wakaaladda, Mudane Cabdullaahi Muxumed Mataan, ayaa waxaa ka soo qaybgalay mareeyeyaasha cusbitaallada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee magaalada Jigjiga. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la falanqeeyo…
Read more

Maanta Waxaa Qabsoomay Shirkii Caadiga ahaa ee SMT ee Wakaaladda, kaas oo si Habsami leh ku Dhacay, Loogana Dooday Ajendayaal Muhiim ah oo La Xiriira Horumarinta iyo Hufnaanta Shaqada Wakaaladda.

Maanta waxaa qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee SMT ee Wakaaladda, kaas oo si habsami leh ku dhacay, loogana dooday ajendayaal muhiim ah oo la xiriira horumarinta iyo hufnaanta shaqada Wakaaladda. Ajendayaasha shirka waxay ahaayeen sidan:- 1: Dardargelinta shaqada Wakaaladda, si loo hubiyo in hawlaha qorshaysnaa ay ku socdaan sidii loogu talagalay. 2: Ilaalinta wakhtiga shaqada,…
Read more

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, Duqa Magaalada Godey iyo mas’uuliyiin kale, ayaa kulan wacyigelin ah la yeeshay ganacsatada magaalada Godey.

Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, Duqa Magaalada Godey iyo mas’uuliyiin kale, ayaa kulan wacyigelin ah la yeeshay ganacsatada magaalada Godey. ‎ ‎ Kulanka ayaa ganacsatada Godey lagagala hadlay kahortagga iyo joojinta waxyaabaha sharcidarrada ah, gaar ahaan dawooyinka, badeecada wakhtigeedu dhacay, sharaabka iyo alaabaha kale ee qorraxda…
Read more

Xoojinta Iskaashiga Wakaaladda iyo Maamulka Gobolka Dawa.

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka (FMHACA) waxay si weyn u bogaadinaysaa iskaashiga miro-dhalka ah ee kala dhexeeya maamulada Gobolka Dawa, kaas oo door muuqda ka qaatay horumarinta iyo hufnaanta hawlaha wakaaladda ee gobolka dawa. Mareeyaha wakaalada mudane : Abdulahi mahamud matan ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah hoggaaminta…
Read more