𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐞𝐞𝐫𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚 (A𝐧𝐭𝐢 B𝐢𝐨𝐭𝐢𝐜𝐬, A𝐧𝐭𝐢𝐯𝐢𝐫𝐚𝐥.𝐚𝐧𝐭𝐢 H𝐞𝐥𝐦𝐢𝐧𝐭𝐡𝐢𝐜𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐧𝐭𝐢 M𝐚𝐥𝐚𝐫𝐢𝐚𝐬) 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚 (𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐀𝐧𝐭𝐢𝐦𝐢𝐜𝐫𝐨𝐛𝐢𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐬𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐀𝐰𝐚𝐫𝐞𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐖𝐞𝐞𝐤) ayaa si Wayn Loogu Maamusay Magaalada Jigjiga.
Xuska munasibaddan oo ay si wada jira uu soo diyaariyeen xafiiska caafiimaadka DDS iyo cusbitaalka karamardha ayaa waxa kasoo qaybgalay jamacada jigjiga (qaybta mashruuca (One Health Program),shaqaalaha cusbitaalka karamardha,cusbitaalka suldaan Sheekh Hassen Yabare iyo xafiisyada heer deegaan ee bahwadagta la ah xafiiska caafiimaadka sida wakaaladda dabagalka dawooyinka cunada iyo adeega caafiimaadka xafiiska beeraha,xafiiska ilaalinta deegaanka…
Read more



