ku: Dhamaan Cida Ay Khuseyso:-
Ujeedo: Warbixin Ku Saabsan Dhibaatooyin Caafimaad Oo Halis Ah Oo Ka Dhashay Daawada Bupivacaine Hcl Injection. Sida la og yahay, Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee Itoobiya wuxuu baaritaan ku sameeyaa dhibaatooyinka ka dhasha dawooyinka ama tallaalada la isticmaalo dalka gudihiisa, isagoo ku saleynaya warbixinnada ay soo gudbiyaan xirfadlayaasha caafimaadka. Ka dib marka baaritaan lagu sameeyo,…
Read more



