Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, Duqa Magaalada Godey iyo mas’uuliyiin kale, ayaa kulan wacyigelin ah la yeeshay ganacsatada magaalada Godey.
Maareeyaha Wakaaladda Maamulka Dabagalka Cuntada, Dawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee DDS, Mudane C/laahi Maxamuud, Duqa Magaalada Godey iyo mas’uuliyiin kale, ayaa kulan wacyigelin ah la yeeshay ganacsatada magaalada Godey. Kulanka ayaa ganacsatada Godey lagagala hadlay kahortagga iyo joojinta waxyaabaha sharcidarrada ah, gaar ahaan dawooyinka, badeecada wakhtigeedu dhacay, sharaabka iyo alaabaha kale ee qorraxda…
Read more



