Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

News and Events

Kormeer iyo Dabagal Lagu Qiimaynayo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitalka .

Waxaa saaka cusbitaalka guud ee dhagaxbuur laga bilaabay kormeer iyo dabagal lagu qiimaynayo xaalada adeeg bixineed ee cusbitalka . Kormeerkan ayay ujeedadiisu tahay in qiimayn lagu sameeyo xaalada adeeg-bixineed ee Cusbitaalada deegaanka si loo qiimeeyo darajadooda iyadoo labarbar dhigayo halbeegyada heer dal (National Standards) 4P’s assessment. Kormeerkan oo mudooyinki udanbaysay ay wakaalada maamulka iyo dabagalka…
Read more

Wakalada oo Gudanaysa Wajibadkeeda Ayaa Marwalba Udirta Teamam Si joogta ah

Dignin Digniin Digniin **************************************** Wakalada oo gudanaysa wajibadkeeda ayaa marwalba udirta teamam si joogta ah xafadaha mamulka magalada jigjiga iyo guud ah degaanka intiisa kale . Shaqalaha ayaa marwalba badhitan kusameya meheradaha sida bakharada rashinka , dukamada , supermarket yada iyo cosmetics ka waxayna kala kulman waxayna kasoo ururiyaan sharabyo kaladuwan oo wakhtigodii dhay ,…
Read more

Dhagaysiga Warbixinta Kormerka Cusbitalada

Masuliyinta Sare ee Xafiiska Caafiimaadka DDS iyo Mamulka Wakalada Dabaglka Daawooyinka iyo Adeega Caafiimaadka. Ayaa kulan lagu soo jeedinayay warbixinti kormeerka lagu soo sameeyay qaar kamida cusbitalada deeganka kuyeshay gudaha xafiiska caafimadka. Kulankan oo uu jeedadiisu ahayd dhagaysiga warbixinta kormerka cusbitalada ayaa waxa hogaminayay Wasiirka xafiiska Caafiimaadka Dr Musse Axmed Ibraahim waxana goob joog ka…
Read more

Kulan Khibrad Wadaag ah

Waxaa maanta la soo gaba gabeeyay kulan khibrad wadaag ah kaas oo ay ku tageen mareeyeyaasha wakaladaha dalku dalka tanzania kuna marayeen magaalooyinka daresalam iyo Dodoma ee dalkaasi . Waxaana kulankan kaqayb galay Maareeyayaasha wakaaladaha deegaanada Somalida,hararida,gambela,Sidama,koonfurta itoobiya iyo magaalada addis ababa . Kulamadan ayaa daarnaa sidii dalka looga hirgalin lahaa mashruuca / program ka…
Read more

Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka.

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntooyinka, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa dadaal Xooggan ugu jirta Xaqiijinta Badqabka iyo Tayada Tallaalka. Dadaalkan oo ay iska Kaashanayaan Wakaaladda iyo bahwadaagta ayaa waxaa Kormeer iyo Taageero lagu sameeyay Xarumaha Caafimaadka ee Dawladda iyo Kuwa Gaarka loo leeyahay ee Bixiya Adeegyada Tallaalka ee Magaalada Jigjiga.…
Read more