Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

News and Events

Waxaa Manta Kabilaamay MM.Jigjiga Kormeer iyo Dabagal Lagu Qiimaynayo Bad Qabka Goobaha lagu iibiyo Cunada iyo Sidoo Kalee Goobaha Laxidhiidho Cuntada .

Waxaa manta kabilaamay mm.jigjiga kormeer iyo dabagal lagu qiimaynayo bad qabka goobaha lagu iibiyo cunada iyo sidoo kalee goobaha laxidhiidho cuntada . Waxay saka bilabeen teamkii kuqornaa laba dagmo hoosaad ee qoordheere iyo dudahido shaqadii dabagalka iyo kormeerka ahayd iyagoo kabilabay dagmo hoosaadka qoordheere gaar ahaan suuqa wayn ee minaariyaaga magalada jigjiga halkaas oo ay…
Read more

Pinco Казино – официальный сайт Pinco — вход – играть в онлайн казино

Пинко казино – Официальный сайт Pinco Casino вход на зеркало ▶️ ИГРАТЬ Содержимое Пинко казино – Официальный сайт Pinco Casino Преимущества официального сайта Pinco Casino Вход на зеркало Pinco Casino Преимущества использования зеркала Pinco Casino Преимущества и функции официального сайта Pinco Casino В современном мире азартных игр, где каждый день становится все более популярным, Pinco…
Read more

Waaxda Qorshaynta Miisaaniyada Dabagalka iyo Qiimaynta Ayaa Sameeyey Kormeer iyo Dabagal Ayku Qiimaynayeen Kuna Cabirayeen Heerka Waxqabadka Waaxaha Kala Duwan ee Wakalada.

Waaxda qorshaynta miisaaniyada dabagalka iyo qiimaynta ee wakaalada maamulka iyo dabagalka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka ayaa sameeyey kormeer iyo dabagal ayku qiimaynayeen kuna cabirayeen heerka waxqabadka waaxaha kala duwan ee wakalada. Taasoo ay xubnuho katirsan waaxda qorshaynta ay soo kormereen dabagalna ay kusoo sameeyeen xarumaha caafimaadka iyo kuwa caafimaadka laxidhiidha ee mm.jigjiga. Iyadoo ujeedada…
Read more

Madal Balaadhan oo Bulshada Maamulka Magalada Wajaale Lagaga Wacyi-galinayay Daawooyinka Sida Qaldan Loo Isticmaalo Ayaa Ka Qabsoomay Hoolka Shirarka ee MM.Tog. Wajaale.

Madal balaadhan oo bulshada maamulka magalada Wajaale lagaga wacyi-galinayay Daawooyinka sida qaldan loo isticmaalo ayaa ka Qabsoomay hoolka shirarka ee MM.Tog. Wajaale. Kulankan oo ay soo agaasintay Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cunnada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka ayaa waxaa kasoo qayb galay bulshada ku dhaqan MM.Tog. Wajaale . Ugu horeyn waxaa shirka kalmado furitaanka ka jeedayay…
Read more

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka Ayaa Waxay Waddaa Shaqo Wacyigalin iyo Hubin Isugu Jirta oo ay Kawado Farmashiyada Gaarka Loo Leeyahay ee MM.Kabridaharee.

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka ayaa waxay waddaa shaqo wacyigalin iyo hubin isugu jira oo ay kawado farmashiyada gaarka loo leeyahay ee MM.kabridaharee. Waxaa kalee ooy hubinayan Teamku goobaha tukaanada cuntooyinka lagu iibiyo, iyo goobaha agabka kariimada lagu iibiyo . Teamka ayaa badhitan lagu xaqijinayo tayada iyo badqabka kusamayn dona dhaman…
Read more

Kulankan Wacyi-galin ah oo Loo Qabtay Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Maamulka Magalada Wajaale .

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawada iyo Adeega Caafimaadka waaxdeeda wacyigalinta iyo xogaha laxidhiidha Caafimaadka, Daawooyinka iyo Cuntada ayaa uqabtay kulan wacyigalin ah xirfadleyasha cafimadka magalada Tog Wajalee. Kulankan wacyi-galinta ah oo loo qabtay xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha xarunta caafimaadka maamulka magalada Wajaale . Kulankan oo ujeedadisu ahayd sidii wacyi-galin looga siin lahaa Xirfadleyasha daawooyinka…
Read more

Ansixintii Golaha Xil-dhibanada DDS ay Ansixiyee Bayaanka Maamulka Cuntada,Dawooyinka iyo Adeega Cafimaadka.

Golaha xil-dhibanada DDS ayaa galinkii danbee ee manta oo tariikhdu tahay 8 bisha yekatit 2017 T.I kalfadhigoodii 8aad ku ansixiyay bayaano uu kamid ahaa, A, Bayaanka maamulka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka , kaas oo wax badan ka badali doona waajibaadka shaqada ee wakaalada.

Kulan Wacyigalin ah oo Ku Saabsan Wax ka Badalida Xarumaha Lagu iibiyo Daawooyinka Dakhtigooda Dhaafay.

Kulan wacyigalin ah oo ku saabsan wax ka badalida xarumaha lagu iibiyo daawooyinka wakhtigooda dhaafay iyo sidoo kale tayaynta adeegyada xarumaha caafimaadka ayaa ka qabsoomay Qabridahare. Ujeedada kulankan ayaa ahayd in bulshada laga wacyigaliyo khatarta daawooyinka sida khaldan loo isticmaalo iyo in aysan isticmaalin daawo uusan qorin dhaktar iyo waliba mid wakhtigeedii dhaaftay. Waxaana kulankan…
Read more

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i Waxaana soo jeediyay Wasiirka Xafiiska Qorshaynta. Mudane Mahamed Ali mahamed iyadoo laga soo saaray bayaanno kala duwan oo ay kamid ahaayeen. *Bayaanka wax ka baddelka bayaanka go’aaminta gunnada…
Read more

Kulanka Gudiga Anshaxa Xirfaadlayasha Caafiimaadka DDS (Professional Ethics Committee).

Waxa Kulan Kuyeeshay Gudaha Xafiiska Caafiimaadka DDS Gudiga Anshaxa Xirfaadlayasha Caafiimaadka DDS (Professional ethics committee). Kulankan waxa kasoqaybgalay xubno kasocday gudiyadda joogtada ah ee golaha barlamaanka deegaanka somalida gudiga anshax ee heer dal gudiga dhakhatiirta kala duwan iyo gudiga xirfadlayaasha caafiimaadka waxayna uu jeedadiisu ahayd sidii loo aas aasi lah gudiga anshax ee bahda caafiimaadka…
Read more