Jigjiga
+251994354007
info@srsfmhaca.gov.et

Category: news and events

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka Ayaa Waxay Waddaa Shaqo Wacyigalin iyo Hubin Isugu Jirta oo ay Kawado Farmashiyada Gaarka Loo Leeyahay ee MM.Kabridaharee.

Wakaalada Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Daawooyinka iyo Adeega Caafimaadka ayaa waxay waddaa shaqo wacyigalin iyo hubin isugu jira oo ay kawado farmashiyada gaarka loo leeyahay ee MM.kabridaharee. Waxaa kalee ooy hubinayan Teamku goobaha tukaanada cuntooyinka lagu iibiyo, iyo goobaha agabka kariimada lagu iibiyo . Teamka ayaa badhitan lagu xaqijinayo tayada iyo badqabka kusamayn dona dhaman…
Read more

Kulankan Wacyi-galin ah oo Loo Qabtay Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Shaqaalaha Xarunta Caafimaadka Maamulka Magalada Wajaale .

Wakaaladda Maamulka iyo Dabagalka Cuntada, Dawada iyo Adeega Caafimaadka waaxdeeda wacyigalinta iyo xogaha laxidhiidha Caafimaadka, Daawooyinka iyo Cuntada ayaa uqabtay kulan wacyigalin ah xirfadleyasha cafimadka magalada Tog Wajalee. Kulankan wacyi-galinta ah oo loo qabtay xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha xarunta caafimaadka maamulka magalada Wajaale . Kulankan oo ujeedadisu ahayd sidii wacyi-galin looga siin lahaa Xirfadleyasha daawooyinka…
Read more

Ansixintii Golaha Xil-dhibanada DDS ay Ansixiyee Bayaanka Maamulka Cuntada,Dawooyinka iyo Adeega Cafimaadka.

Golaha xil-dhibanada DDS ayaa galinkii danbee ee manta oo tariikhdu tahay 8 bisha yekatit 2017 T.I kalfadhigoodii 8aad ku ansixiyay bayaano uu kamid ahaa, A, Bayaanka maamulka cuntada, dawooyinka iyo adeega caafimaadka , kaas oo wax badan ka badali doona waajibaadka shaqada ee wakaalada.

Kulan Wacyigalin ah oo Ku Saabsan Wax ka Badalida Xarumaha Lagu iibiyo Daawooyinka Dakhtigooda Dhaafay.

Kulan wacyigalin ah oo ku saabsan wax ka badalida xarumaha lagu iibiyo daawooyinka wakhtigooda dhaafay iyo sidoo kale tayaynta adeegyada xarumaha caafimaadka ayaa ka qabsoomay Qabridahare. Ujeedada kulankan ayaa ahayd in bulshada laga wacyigaliyo khatarta daawooyinka sida khaldan loo isticmaalo iyo in aysan isticmaalin daawo uusan qorin dhaktar iyo waliba mid wakhtigeedii dhaaftay. Waxaana kulankan…
Read more

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 6aad ee Golaha Fulinta DDS oo lagu ansixiyay Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda ee 6-da bilood ee Sm 2017 T.i Waxaana soo jeediyay Wasiirka Xafiiska Qorshaynta. Mudane Mahamed Ali mahamed iyadoo laga soo saaray bayaanno kala duwan oo ay kamid ahaayeen. *Bayaanka wax ka baddelka bayaanka go’aaminta gunnada…
Read more

Kulanka Gudiga Anshaxa Xirfaadlayasha Caafiimaadka DDS (Professional Ethics Committee).

Waxa Kulan Kuyeeshay Gudaha Xafiiska Caafiimaadka DDS Gudiga Anshaxa Xirfaadlayasha Caafiimaadka DDS (Professional ethics committee). Kulankan waxa kasoqaybgalay xubno kasocday gudiyadda joogtada ah ee golaha barlamaanka deegaanka somalida gudiga anshax ee heer dal gudiga dhakhatiirta kala duwan iyo gudiga xirfadlayaasha caafiimaadka waxayna uu jeedadiisu ahayd sidii loo aas aasi lah gudiga anshax ee bahda caafiimaadka…
Read more

Kulankan Wacyigalinta ah oo ay Soo Agaasimeen Wakaalada Daba’galka Cunada, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka.

Kulan lagu siinayay wacyigalin ballaadhan oo khusaysa hannaanka geeddi-socodka wax ka badalidda adeegbixinta xarumaha caafimaadka iyo tayaynta adeegyada ay bulshada siinayaan ayaa loo qabtay mulkiilayaasha iyo xirfadlayaasha caafimaadka ee farmasiyada magaalada Jigjiga. Kulankan wacyigalinta ah oo ay soo agaasimeen Wakaalada Daba’galka Cunada, Daawooyinka iyo Adeegga Caafimaadka ayaa lagu soo bandhigay hirgalinta qorshaha barnaamijka farmasiga bulshada…
Read more

Kormeer Uyay Ujeedadiisu Tahay in Tagu Qiimeeyo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitaalada.

Khabiiro kakala socday wakaalada maamulka iyo dabagalka cunada dawooyinka iyo adeega caafimaadka DDS iyo wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa kormeerka kadiska ah ( sudden inspection ) kabilaabay cusbitaalka referalka ee sheik hassen yabaree iyo cusbitalka karamardha . Kormeerkan ayay ujeedadiisu tahay in lagu qiimeeyo xaalada adeeg bixineed ee cusbitaalada . Wakaalada ayaa waxay wadaa kormeero…
Read more

Kormeer iyo Dabagal Lagu Qiimaynayo Xaalada Adeeg Bixineed ee Cusbitalka .

Waxaa saaka cusbitaalka guud ee dhagaxbuur laga bilaabay kormeer iyo dabagal lagu qiimaynayo xaalada adeeg bixineed ee cusbitalka . Kormeerkan ayay ujeedadiisu tahay in qiimayn lagu sameeyo xaalada adeeg-bixineed ee Cusbitaalada deegaanka si loo qiimeeyo darajadooda iyadoo labarbar dhigayo halbeegyada heer dal (National Standards) 4P’s assessment. Kormeerkan oo mudooyinki udanbaysay ay wakaalada maamulka iyo dabagalka…
Read more

Wakalada oo Gudanaysa Wajibadkeeda Ayaa Marwalba Udirta Teamam Si joogta ah

Dignin Digniin Digniin **************************************** Wakalada oo gudanaysa wajibadkeeda ayaa marwalba udirta teamam si joogta ah xafadaha mamulka magalada jigjiga iyo guud ah degaanka intiisa kale . Shaqalaha ayaa marwalba badhitan kusameya meheradaha sida bakharada rashinka , dukamada , supermarket yada iyo cosmetics ka waxayna kala kulman waxayna kasoo ururiyaan sharabyo kaladuwan oo wakhtigodii dhay ,…
Read more